DAAWO: Gabar Kenyaan Ah oo Laascaanod Macalinka Ka Ahayd oo Afsomali Ka Badisay Fanaan Soomaaliyeed ay Jeclaatay Sheeko Layaab Leh..

Gabadhani Kenyaanka waxay Macalimad ka Ahayd laascaanood waxayna Siweyn Ugu baratay Afka Soomaaliyeed Ilaa Heer Ay Ugu hadasho Sida Dadka caadiga oo kale.

Gabadhani oo Kasoo Jeeda Kenya Gar Ahaana Meru Ayaa Sheekooyin Xiiso Badan Waraysigani Ku Sheegaysa Iyo Wiilasha Soomaaliyeed Jaceylkooda Sida Furitaanka ugu Badan Yahiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Video Muuqaalka

DAAWO MUUQAALKA