DAAWO: Donald Trump “Al-Baghdaadi wuxuu udhintay sidii Eeyga oo kale ee uma dhiman sidii Geesi oo kale”.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi, kaddib howlgal ay Ciidamada Milateriga Mareykanka ka fuliyeen waqooyiga dalka Suuriya.

Donald Trump oo goor dhow Wariyeyaasha kula hadlayay Aqalka Cad ayaa sheegay in Abuubakar Al-Baqdaadi uu u dhintay sidii Eeygi oo kale oo aanu sidii geesi oo kale u dhiman sida uu yiri.

DAAWO MUUQAALKA