DAAWO: Ciidamada Kenya oo Kordhiyay dhibaatada ay kuhayaan shacabka Somaliyeed ee kunool Gudaha Dalka Kenya iyo Xuduuda

Wargeyska Washington Post ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa daabacay warbixin dheer oo uu uga hadlayo howlgallada ka dhanka ah AL-shabaab ee ay Ciidamada Kenya ka wadaan Koofurta Soomaaliya iyo Gobolka Soomaalida ee ay maamusho Kenya.

Warbixinno laga dhegeystay dadka degaanka, xubnaha Baarlamaanka Gobolka Soomaalida ee Kenya iyo marqaatiyayaal la wareystay ayaa xaqiijiyay in shacabka ku dhaqan Gobolkaas ay Ciidanka Kenya aad uga cabsadaan marka loo bar bardhigo Al-shabaab.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Dadka la wareystay ayaa sheegaya in Ciidanka Kenya ay argagixiso la dagaallamayaan iyagana argagixinayaan dadka rayidka ah.

DAAWO MUUQAALKA