Home Muuqaalo DAAWO CC Camera Oo Duubtay Gabadh Somali Ah oo Dabaqa 16aad iska...

DAAWO CC Camera Oo Duubtay Gabadh Somali Ah oo Dabaqa 16aad iska Sootuurtay Melbourne Australia

Waa Muuqaal Naxdinn Badan Waa Muuqaal VIDEO Gabadh Soomaali Ah Oo Isku Dishay Dalka Australia Gaar Agaab Magaaladda Melbourne Gabadhaan Oo Iska Sootuurtay Dabaq Hospital Ah Biyaanada Ama Qyebta 16 aad Waxaana muuqaalo Kaduubeen Dadyowgi Hoos Joogay Dabaqa Ay Iska Sootuurtay Muwaadinadaan Soomaaliyeed Waxaana La Iswaydiinaya Sababta ku Kaliftay Inay Nafteeda Disho.

HALKAN RIIIX KA DAAWO MUUQAALKA

Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga Hoos idin Kaga Muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Gabadh Soomaali Ah Oo Iska Sootuurtay Dabaq Hospital Ah LIVE Waxaa Duubeen Dadyowgii Goob Jooga Ahaa Fadlan Hadaad Calool Jilicsan Tahay Ha isku Daawan Marxuumada ALLE Ha Unaxariisto Waxaana Qal Qalweyn Ay Ku Beertay Shacabka ku Nool Guud Ahaan Dalka Australia.

HALKAN RIIIX KA DAAWO MUUQAALKA