DAAWO: Cabdiraxmaan Cirro oo Markale kabaha la dulmaray Muuse Biixi kuna tilmaamay nin madax adag oo aan waxba dhagaysan.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo shir jaraaid qabtay ayaa markale kabaha la dulmaray madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA