DAAWO: Axmed Madoobe oo Casuumay Feysal Cali Waraabe iyo Feysal oo Sheegay in uu Kismaayo Safar u yahay

Faysal cali Waraabe Ayaa Mar kale Sheegay Inuu Tagayo magaalada Kismaayo laguna casuumey Magaalada Kismaayo,Waxaana Horay Todobaadkii Hore uu u Sheegay Inuu Tagayo Magaalada Kismaayo Iyo Maamulka Jubbaland oo uu Sheegay Inay Duulaan Ku tahay Dowlada faderalka Soomaaliya.

Wararka La Helayo Ayaa Sheegaya In Maamulka Jubbaland ku casuumey Ergooyin Dhulka Soomaalida ka kala Socota,Soomaliland faysal calai Waraabe ka tagayo,waxaa Intaasi uu Ku daray Inuu Kismaayo tagayo isagoo Sheegay In Soomaaliya La Kala Qeybiyey.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA