DAAWO: Allah Calool Xumo Badanaa Bal Daawo Bahdilaada Shacabka Laascaanood Taliska Soomaliland Dumar Iyo Rag +Qof Dhig Leh Ma Daawan Karo

Hadaba Inta Hadalka uun Maqasha Dhibaatada Shacabka Laascaanood Lagu Hayo Balse Wali Arag Muuqaal Muujinaya waxa Halkaasi Ka Jira,Dad Hantidooda la Biliqayanayo Bahdilaad Loogu darayo.

Waxaana Ciidamada Soomaliland Ku samaynayaan Shacabka,waxaysan Israail Ku samayn Falastiin ,Dhalinyaro hantidooda Cagaf la Galinayo Silicna Loogu darayo.

Video Hoose Bal Ila Daawada

DAAWO MUUQAALKA