fbpx

XOG sir ah oo ay bixiyeen Askartii C/rashiid Janan ee isu dhiibay Ciidamada Dowladda...

Xog dheeraad ah ayaa laga helay Askar badan oo isu dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, kadib dagaal...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Degmada Beled Xaawo & Ciidamada DF oo…

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaalkii saaka ka dhacay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, kaasoo daba socdo weerar ay xalay degmadaasi ku...

Banaanbax ka dhan ah MD Farmaajo oo ka socda Muqdisho & Hooyooyin ilmeynaya oo..

Banaanbaxaan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir, waxaana dhigay qaar kamid ah dadka ku...

Cabdiwali Turmaag oo 5-Carruur ah uga dhimatay Madfac ku dhacay Hoygiisa!

Dagaalka ka socda Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sababay khasaare dhimasho, dhaawac iyo mid hanti, waxaana ku dhintay dhinacyada dagaalamaya & dad...

DF Soomaaliya oo ‘ka hortegtay’ hub culus oo lasoo gelin rabay dalka

War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in hay’adaha ammaanka ay ka hortageen hub sharci darro ah iyo rasaas la doonayey in...

War Naxdin oo laga soo sheegayo B/xaawo & Dagaalka oo Xoogeystay

Dagaal ayaa weli waxaa uu ka socda degmada Beledxaawo ee Gobolka gedo, halkaas oo la sheegay in xalay saqdii dehxe ay weerar ku qaadeen...

DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay duleedka Muqdisho + Khasaaro jira

Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada uu ka dhacay Qarax, kaas oo jugtiisa laga maqlay qeyb...

Xaalka magaalada Kismaayo oo caawa aad u kacsan iyo dilal dhowr ah oo kadhacay

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa halkaasi lagu dilay 3 Qof iyadoo lasoo sheegayo in xaaladu cakiran tahay. Koox hubeysan ayaa...

DEG DEG: DF oo amar ku soo rogtay hay’adaha ka howlgala dalka

Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar culus ku soo rogtay hay’adaha kala duwan ee ka howl-gala dalka, kaas oo la xiriira inay hay’aduhu...

Yaa ka dambeeya beegsiga lagu hayo siyaasiyiinta beelaha hawiye Muqdisho?

Illaa iyo hadda si rasmi ah looma oga cidda ka dambeysa beegsiga siyaasiinta u dhashay magaalada Muqdisho oo todobaad gudihiis laga dilay ku dhowaad...