WAREYSIYADA

DHAGEYSO COD SIR AH: Farmaajo oo Taleefoonka Kula Hadlay Muuse Biixi Arinta Midnimada Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo si xun u Aflagaadeeyay Farmaajo Taleefoonka dhexdiisa dhageyso

Farmaajo oo Taleefoonka Kula Hadlay Muuse Biixi Arinta Midnimada Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo si xun u Aflagaadeeyay Farmaajo Taleefoonka dhexdiisa dhageyso HALKAN KA DHAGEYSO

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADA

DEG DEG: Qarax kale Oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystey Oo ka dhacay….

Muqdisho (Allbanaadirmedia)-Laba askari oo ka tirsan Ciidamada Militariga ayaa ku dhintay qarax gaari Cabdi bile ah lagula eegtay Jaamacadda Shabelle oo ka tirsan Deg.Garasbaaley. Qaraxa

Continue Reading »

WAREYSIYADA Archives

Warar dheraada Oo laga helaayo qaraxii weynaa Ee magalada Muqdisho warar sheegaya in…
- May 14, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir,waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay ...
Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye Oo loo adeegsanaayo ka baaqsashada shir xasaasiya Oo ka dhacaya Muqdisho…
- May 14, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia.com)-Siyaasiyiin u dhashay beelaha Hawiye oo isugu jira wasiiro, xildhibaanno iyo xubno horey xilal usoo qabtay ayaa billaabay dhaq dhaqaaq ay ku baajinayaan shir todobaadkaan lagu wado in uu ...
WAR DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Magalada muqdisho Xili Mudaharaad ka Socdo iyo warar kale Oo sheegaya…
- May 14, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia.com)-Jugta qaraxa ayaa goordhow waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir. Wararka aan heleyno ...
SAWIRRO” Abaal Marino ay ka qadeen Jubland iyo Galmudug Oo La Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha KGS Iyo Hirshabeelle
- May 13, 2019
Garowe (Allbanaadirmedia)-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Abaal Marino iyo hadiyado dhiirigelina Guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wasiirada Maamulladaasi ee qaybta ka ...
XOG XASAASIYA: Farmaajo & Khayre midkood Oo is casilaya hal arin Oo sabab unoqotay Cida soo jedisey…
- May 13, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia)-Sida ay Xaaladu tahay waxaa lagu odorosayaa mid u qaab eg sidii ay Aheyd markii Cadaadiska la saaray Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Sanadkii 2011-kii oo xilka uu baneeyey Ra’iisal Wasaaraha ...
XOG RASMI AH: Beesha Caalamka oo war lama filaana ah ka soo saari doonta xalada dalka soomaaliya Hanjabaad adagna u diridoonta…..
- May 13, 2019
Garowe (Allbanaadirmedia)-Warar ay heshay Allbanaadirmedia.com ayaa daaha ka rogaya in ay wakiilada caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo lahaa sababta loo qabtay kulanka fashilmay ee Hoggaamiyaasha Soomaalidu ku lahaayeen magaalada ...
DEG DEG:Sarkaal ka tirsan Ciidanka AMISOM oo Si xun loogu dhexdiley Xerada……
- May 13, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia.com)-Faah faahino ayaa kasoo baxaya toogasho ay isku geysteen ciidamo katirsan  AMISOM oo maalintii sabtida ka dhacday gudaha xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee Ciidamada AMISOM. Askari katirsan ...
Buundo muhiim u aheyd Bulshada iyo isku socodka Gobollada qaar ee dalka oo go’day
- May 13, 2019
Baladweyne (Allbanaadirmedia.com)- Wararka laga helayo Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan inay go’day Buundada deegaanka Ceel-gaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga Magalada Baladweyne. Buundadaas ayaa muhiim u ...

« Previous PageNext Page »