WAREYSIYADA

DHAGEYSO: Muuse Biixi Oo Xiisadii Sanaag Puntland Dhinac Kale U Wareejiyey

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxa uu ka hadlay warar maalmihii dambe la isla dhexmarayey oo ahaa Xiisad ka jirta Gobolka Sanaag. Bariga Gobolkaasi

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADA

DHAGEYSO: Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Askarigii Dhagaxa Lagu Dilay

Taliska Booliska Soomaaliland ayaa faah faahin waxa ay ka bixiyeen askari ka tirsanaa ciidamadooda oo dhagax lagu dilay xilli uu ku sugnaa meel ka mid

Continue Reading »

WAREYSIYADA Archives

DHAGEYSO: Yusuf Dabageed oo Wareysi Cusub bixiyay (Sidee Waare Ku Joogaa Baladweyne?)
- Jun 13, 2019
Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda Goobjoog ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer ...
DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Go’aan Ka Nixiyay Somaliland
- Jun 12, 2019
Dowladda Sweden ayaa war kasoo saartay warar maalmihii ugu dambeeyay la isla dhex marayay oo ku aadan inay dowladda Sweden u diiday madaxweyne Biixi inuu safar ku tago magaalada Stockholm.
DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf oo Sheegay Sababta uu u tagi la’yahay Muqdisho iyo Cadaado
- Jun 10, 2019
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay heystaan dhibaatooyin kala duwan iyo caqabado hakiyay Shaqooyinkii Maamulkaas. Waxa uu sheegay in caqabadahaas ay sababeen in ...
DEG DEG: Sarkaal Katirsan Al Shabaab oo isagoo dagaalamaya Gacanta lagu soo dhigay lana soo bandhigay
- Jun 7, 2019
Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay faah faahin kabixiyeen howlgal ay siwadajir ah u fuliyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland ay kusoo qabteen sida ay sheegeen ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Sir Culus Kashifay Khilaafka Xaaf iyo Farmaajo
- May 29, 2019
Xilli Xurguf Siyaasadeed ay ka dhex taagan tahay weli Dawlada Federaalka iyo Maamul Gobolleedka Galmudug ayaa waxa hadana jira Siyaasiyiin ku baaqaya in aan laga shaqeyn duminta Galmudug oo dhib ...
DHAGEYSO COD SIR AH: Farmaajo oo Taleefoonka Kula Hadlay Muuse Biixi Arinta Midnimada Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo si xun u Aflagaadeeyay Farmaajo Taleefoonka dhexdiisa dhageyso
- May 17, 2019
Farmaajo oo Taleefoonka Kula Hadlay Muuse Biixi Arinta Midnimada Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo si xun u Aflagaadeeyay Farmaajo Taleefoonka dhexdiisa dhageyso HALKAN KA DHAGEYSO CODKA SIR AH
DEG DEG: Qarax kale Oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystey Oo ka dhacay….
- May 14, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia)-Laba askari oo ka tirsan Ciidamada Militariga ayaa ku dhintay qarax gaari Cabdi bile ah lagula eegtay Jaamacadda Shabelle oo ka tirsan Deg.Garasbaaley. Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay halka loo ...
Warar dheraada Oo laga helaayo qaraxii weynaa Ee magalada Muqdisho warar sheegaya in…
- May 14, 2019
Muqdisho (Allbanaadirmedia)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir,waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay ...

« Previous PageNext Page »