WAREYSIYADA Archives

DHAGEYSO: Musharax Ciilmooge oo Shaaciyay Ujeedka laga leeyahay Weerarkii Kismaayo
- Jul 13, 2019
Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo ka mid ah Musharraxiinta u taagan doorashada hoggaanka Jubbaland ayaa ka warbixiyey weerarkii xooganaa ee lagu qaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ciilmooge oo Waresi ...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo Weerar Afka ah ku qaaday Dowlada Soomaaliya
- Jul 7, 2019
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Hargeysa ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay Go’ankii Dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Gini xilli ...
DEG DEG: Yuusuf Dabageed oo ka badbaaday isku day dil sida uu goordhaw sheegay (Dhageyso)
- Jun 24, 2019
Guddoomiyihii Maamulka gobolka Hiiraan ee uu dhawaan xilka ka qaaday Madaxweyne Waare xilkaasi diiday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in markii saddexaad uu ka badbaaday dil qorsheysan. Shir Jaraa’id uu ...
DHAGEYSO: Muuse Biixi Oo Xiisadii Sanaag Puntland Dhinac Kale U Wareejiyey
- Jun 18, 2019
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxa uu ka hadlay warar maalmihii dambe la isla dhexmarayey oo ahaa Xiisad ka jirta Gobolka Sanaag. Bariga Gobolkaasi waxa isku heysta Soomaaliland iyo Puntland ...
DHAGEYSO: Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Askarigii Dhagaxa Lagu Dilay
- Jun 17, 2019
Taliska Booliska Soomaaliland ayaa faah faahin waxa ay ka bixiyeen askari ka tirsanaa ciidamadooda oo dhagax lagu dilay xilli uu ku sugnaa meel ka mid ah Magalada Borama ee Gobolka ...
DHAGEYSO: Yusuf Dabageed oo Wareysi Cusub bixiyay (Sidee Waare Ku Joogaa Baladweyne?)
- Jun 13, 2019
Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda Goobjoog ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer ...
DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Go’aan Ka Nixiyay Somaliland
- Jun 12, 2019
Dowladda Sweden ayaa war kasoo saartay warar maalmihii ugu dambeeyay la isla dhex marayay oo ku aadan inay dowladda Sweden u diiday madaxweyne Biixi inuu safar ku tago magaalada Stockholm.
DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf oo Sheegay Sababta uu u tagi la’yahay Muqdisho iyo Cadaado
- Jun 10, 2019
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay heystaan dhibaatooyin kala duwan iyo caqabado hakiyay Shaqooyinkii Maamulkaas. Waxa uu sheegay in caqabadahaas ay sababeen in ...

Next Page »