WARARKA

DAAWO Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Goordhaw gaaray magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Goordhaw gaaray magaalada Kismaayo

Qeybta WARARKA

DEG DEG DAAWO: Farmaajo oo Baarlamaanka Somalia Ka Codsaday Arin Layaab Ku Noqotay Muumul gobaleedyada & xisbiyada mucaaradka ku df somalia

Farmaajo oo Baarlamaanka Somalia Ka Codsaday Arin Layaab Ku Noqotay Muumul gobaleedyada & xisbiyada mucaaradka ku df somalia

WARARKA Archives

CAJIIB: Gabar Ugandays Ah oo Kalideeda Ugu Deeqday Wiil Soomaaliyeed
- Oct 10, 2019
Waa dhacdo hadal hayn badan dhalisay kana farxisay Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Cabdiraxmaan Waryaa) isla markaana mudo dhowr sano ah daris la ahaa xanuun ka haleelay Kelliyaha ...
DEG DEG: Deni oo ka dagay Kismaayo, jabiyeyna Cunaqabateyntii, Afkana furtay.
- Oct 10, 2019
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Kimaayo ayaa sheegay in uu maalmaha uu joogo Kismaayo la kulmi doono dhamaan arrimaha Jubbalandna ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe Oo Safarka Siciid Dani Kadib Shaaciyey Hal Arin
- Oct 10, 2019
Soo Dhaweynta Loo sameeyey Madaxweynaha Puntland ayaa waxa aad looga dareemay maanta Kismaayo,islamarkaana waxaa la sheegay in Ciidamo badan lagu arkayo Waddooyinka.
DEG DEG Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay muqdisho iyo warar sheegaya in
- Oct 10, 2019
Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax miino waxaa lagula eegtay wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho.
DEG DEG DAAWO: Hani UK oo Dharki laga dhigay lana qaawiyay Kadib markii ay lacag ka dhacday Shiine Culay
- Oct 8, 2019
Hani UK oo Dharki laga dhigay lana qaawiyay Kadib markii ay lacag ka dhacday Shiine Culay
DEG DEG DAAWO: Fanaanada Nasteexo indho oo Ku Dhawaaqday in ay Fanka Ka Baxday Kana Sheekeysay Arin Naxdin oo ay Ku Riyootay
- Oct 8, 2019
Fanaanada Nasteexo indho oo Ku Dhawaaqday in ay Fanka Ka Baxday Kana Sheekeysay Arin Naxdin oo ay Ku Riyootay
DAAWO VIDEO YAAB LEH: Ganacsade Soomaaliyeed oo Nairobi Islii Laga Dhacay 60.Kun oo Dollar CCTV Duubtay Qaabki Loo Dhacay
- Oct 8, 2019
Ganacsade Sarifle Nairobi Gar Ahaana Xaafada Islii Ayaa Laga Dhacay Lacag ka Badan 60 Kun oo Dollar,Waxaana camirada CCTv Duubtay Tuugadaasi oo Ninka Mashquuliyey Kadibna Ka Dhacay lacagtaasi Tirada Badan.
Ilhaan Cumar oo si Rasmi ah u Diiwaan Gelisay furriinka ninkeeda xilli lagu tuhmayo xidhiidh-Guur Nin Caddaan Ah
- Oct 8, 2019
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa si rasmi ah maxkamad uga diiwaan gelisay codsi ah in laga furo ninkeeda, ahna aabaha saddexdeeda caruur, xiili ay jirto xan ...

« Previous PageNext Page »