WARARKA

DAAWO Nin Dumar isku Ekeesiiyay Jaceyl Dartiis oo Muqdisho lagu qabtay

Magalada Muqdisho Gaar ahaan xafada Via_Rooma Ka Dhacday Arintii ugu yaabka badneyd . Sawir kani waa Yamani Shiikh cumar Waana wiil dhalinyaro ah, 22sano jir,

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

DAAWO: Madaxweynaha Jubbaland oo Caalamka Tageero Looga Muujiyey Doorashadiisa Inuu yahay Madaxweynaha Saxda

Dalalka Qurbaha Qaar ka Mid Ah Ayaa Lagu Qabtay Xaflad Lagu tageerayey Madaxweynaha Jubbaland Dib Loogu Doortay Axmed Madoobe oo Sadex Madaxweyne oo la Sheeay

Continue Reading »

WARARKA Archives

DAAWO: Allah Calool Xumo Badanaa Bal Daawo Bahdilaada Shacabka Laascaanood Taliska Soomaliland Dumar Iyo Rag +Qof Dhig Leh Ma Daawan Karo
- Sep 16, 2019
Hadaba Inta Hadalka uun Maqasha Dhibaatada Shacabka Laascaanood Lagu Hayo Balse Wali Arag Muuqaal Muujinaya waxa Halkaasi Ka Jira,Dad Hantidooda la Biliqayanayo Bahdilaad Loogu darayo. Waxaana Ciidamada Soomaliland Ku samaynayaan Shacabka,waxaysan ...
DEG DEG DAAWO: Qaabka RW Kheyre isagoo Khudbeenaya Maanta Bamka loogu Tuuray iyo Muuqaal Naxdin leh oo laga soo duubay
- Sep 15, 2019
Bam gacmeed ayaa maanta lagu tuuray barxadda xarunta degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo uu khudbad ka jeedinayey ra’iisul wasaraaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga ...
DEG DEG DAAWO: Dowlada Federaalka oo Dajisay Qorshaha Qabashada Axmed Madoobe
- Sep 15, 2019
War laga helay laamaha Sirdoonka ee kahowlgala garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la keenay Liiska ay ku qoran yihiin magacyada xildhibaano, wasiiro, siyaasiin iyo taageerayaasha Axmed Madoobe ...
5 Arimood oo aad ku kasban karto kalsoonida gacalisadaada
- Sep 15, 2019
Raggu waxay doonayaan in ay farxad kula noolaadaan xaaskooda. Waxay doonayaan in ay helaan kalsoonideeda balse si arimahaas loo helo waxaa muhiim ah in aad ka shaqeyso wadadii lagu gaari ...
4 Wado oo Aad Ku Maareyn Karto Gabadha Masayrka Badan
- Sep 15, 2019
Haddii gacalisadaada ay tahay mid masayr badan talooyinkaan ayaa ku anfici doona. Lamaanayaal badan ayaa xiriirkoodu ku dhamaadaa masayr dartiis. Inkastoo ragga laftooda ay masayr leeyihiin ayaa hadana la wada ...
DAAWO VIDEO Qosol Badan : Hees loo qaaday ilhaan Cumar iyo Donald Trump waxa kala qabsaday
- Sep 15, 2019

DAAWO: Xildhibaan Dhalxa oo markale si adag kabaha ula dulmaray reer mudug (Muuqaal Qosol Badan)
- Sep 15, 2019
Xildhibaan Prof, Maxamed Cumar Dalxa oo soo noqday Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Soomaaliya kana hadlayay munaasabad uu musharaxnimadiisa ku soo bandhigayay mid kamid ah musharaxiinta Madaxweyne-nimada Galmudug, ayaa kaftan ...
WAR CUSUB: Hindiya oo Albaabada u laabtay Xafiis dhawaan ay ka furatay Garowe kadib musuq iyo fadeexad dhacday
- Sep 15, 2019
Dowladda Hindiya ayaa si ku meel gaar ah u xirtay xafiis ay ka furatay magaalada Garoowe oo qaabilsanaa bixinta Vissa caafimaadka kadib markii ay soo baxday in la musuq maasuqay ...

« Previous PageNext Page »