Waxa sii xoogaysanaya dadaallo nabadeed oo lagu joojinayo colaad beeleedda ka tagaan duleedka degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Mas’uuliyiinta Puntland […]
Category: Wararka Maanta
Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay xukuumadda Puntland
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdi kullan oo dhinac ka riixaya ajindaha madaxweynaha […]
Howlgal ka duwan midka uu wado M/weyne Xasan Sheekh oo bilowday
Howlgalkaan loogu magac daray xidido siibka kooxda Al-shabaab ayaa waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo […]
Cadaadiska saaran Laftagareen aawadeed oo ku qasbay inuu u duulo Dhuusomareeb
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa manata ku wajahan magaalada Dhuusa-mareeb ee […]
Deg Deg: NISA oo soo xirtay Abuu Sufyaan oo Khawaarijta taageersan
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, […]
Deni oo dagaal qorsheysan ku qaadaya magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa qarka u saaran in ay markale gasho walaac […]
Duqeymo culus oo lala eegtay keymo ay shabaab ku dhuumaaleystaan oo ku yaala Bu’aale
Wararka ka imaanaya degmada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe oo ah Saldhiga ugu weyn […]