Skip to content
Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media
MENU
  • HOME
  • Wararka Maanta
Homepage / Wararka Maanta

Category: Wararka Maanta

DF Somalia oo shir caalami ah uga qeyb-galeysa GENEVA

By AdminPosted on May 2, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb-galaysa […]

MADAALE oo shaaciyay arrin uga qorsheysan dhagxaanta jidadka Muqdisho

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka qayb-galay kulan su’aalo lagu weydiinayay isaga iyo […]

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda ka taagan…

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta […]

Ruto oo weerar ku qaaday madaxda Afrikaanka kadib hab dhaqan ay caadeysteen

By AdminPosted on May 1, 2023

Nairobi (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa markii u horeysay si weyn ugu dhaliilay Midowga Afrika inuu […]

DF iyo QM oo wada-hadal xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-xigeenka Ergeyga […]

Maamulka gobolka ‘oo xog cusub ka bixiyay’ tallaabadii uu qaaday MADAALE

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Yabooh ayaa faah-faahin dheeraad ah […]

DF oo maamullada ku wareejisay gawaari nooc cusub ah

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay gawaari u sameysan sida xarumaha caafimaadka, kuwaasi oo loo yaqaano […]

Faah-faahinta iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo dad shacab oo ka dhacay…

By AdminPosted on May 1, 2023

Jigjiga (Allbanaadir Media) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor-imaad u dhaxeeyay ciidamada militariga Itoobiya iyo dad shacab […]

Xogta kulan dhex-maray MADAALE iyo ganacsatada goobihii la xiray + Sawirro

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda […]

Madaxweyne Xasan oo aqbalay kulan dadweyne kahor sanad-guuradiisa 1-aad

By AdminPosted on May 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay aqbalay inuu si toos […]

  • 1
  • …
  • 52
  • 53
  • 54
  • 55
  • 56
  • …
  • 65
Allbanaadir Media