Home Xogta Dahsoon C/raxmaan c/shakuur oo ka warbixiyey kulankii safiirka UK maanta la yeeshay

C/raxmaan c/shakuur oo ka warbixiyey kulankii safiirka UK maanta la yeeshay




Gudoomiyaha Xisbga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu maanta la kulmay Safiirka UK ufadhiya Soomaaliya iyagoo arimo dhowr ah kawada hadlay.

Waxa uu kulankooda kusoo beegmay xilli marxalad doorasho waddanka uu ku jiro islamarkaana mucaaradku ay la yimaadeen falsafad beesha caalamka ugu dhawaanayaan.

“Waxaan maanta kulannay safiiradda dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster. Waxaan aragti isdhaafsi ka yeelannay xaaladaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka. Waxaan kaloo ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal. Ingiriisku waa lafdhabar ka mid ah dan wadaagta Soomaaliya”.

   



Source link