Home Warka Maanta Benzema Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Real Madrid. – Allbanaadir Media

Benzema Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Real Madrid. – Allbanaadir Media

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Atletico Madrid kulan ka tirsan horyaalka La Liga:

Zidane ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga Karim Benzema kaas oo ka soo laabtay dhaawac uu kaga maqnaa kooxdiisa.

SHaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Thibaut Courtois; Lucas Vazquez, Raphael Varane, Nacho, Ferland Mendy; Luka Modric, Casemiro, Toni Kroos; Rodrygo, Karim Benzema, Marco Asensio.

Source link