AKHRISO: Magacyada iyo qabiilada xildhibaanada cusub ee Jubbaland

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo Xuduudaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa caawa shaaciyay liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Jubaland.

Liiska xildhibaannada cusub oo ka kooban 73 Xildhibaan ayaa sida guddigu sheegay muddo 20 cisho ah ay soo xulayeen Odayaasha dhaqanka Jubbaland islamarkaana ugu dambayn u soo gudbiyeen Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka si waafaqsan hannaanka doorashooyinka Jubbaland.

Hoos ka akhriso liiska oo dhan

DAAWO MUUQAALKA