Hargeysa (Allbanaadir Media) – Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa warbixin ka soo saaray wiil xalay lagu dilay magaalada Hargeysa. Marxuum Nimcaan […]
Year: 2023
Sheekh Maxamed Idiris oo si cajiib ah uga hadlay khudbadii R/W Xamza ee qadiyadda Falastiin
Muqdisho (Allbanaadir Media)- Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay khudbadii saameynta badneyd ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu […]
Maxay tahay fursadda weyn ee uu haysto ra’iisul wasaare Xamza?
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul Wasaaraha Wadaad Diimeedka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre hadda wuxuu helay furihii quluubta shacabka. […]
Beesha Yabardhowrakace ee Cayr oo qirasho yaab leh ka soo saartay dilka rag Saleebaan ah
Dhuusamareeb (Allbanaadir Media) –Odayaasha dhaqanka ee beesha Yabardhowrakace ee Cayr oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa war […]
Dowladda oo ku dhowaaqday xaalad deg deg ah kadib markii…
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac oo maanta booqasho ku tagay xarunta dhexe ee […]
11 kamid ah mas’uuliyiintii degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay + Video
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa la horgeeyay illaa 11 mas’uul oo […]
Carruurta Sheekh Xasan Diirshe oo war cusub kasoo saaray dilka Aabahood
Dhuusamareeb (Allbanaadir Media) – Qoyska Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde oo dhawaan aano qabiil loogu dilay Dhuusamareeb isaga […]