Muqdisho (Caasmada Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir xasaasi ah oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo waddamada […]
Month: January 2023
Garaad JAAMAC oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi
Laascaanood (Allbanaadir Media) – Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC ayaa si kulul uga jawaabay […]
Xog: Ciidamada Gorgor oo laga soo saarayo GEDO kadib amarka Xasan + Sababta
Garbahaarey (Allbanaadir Media) – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo qorshe lagu daad-gureynayo ciidamadii […]
Wasiir Beene-Beene oo faahfaahin ka bixiyay amar culus oo lagu soo rogay hay’adaha gar-gaarka
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene ayaa faahfaahin dheeri ah ka […]
Maxaa dhacay kadib amarkii uu R/W Xamza kusoo rogay shaqaalaha rayidka ee DF?
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan lagu […]
Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay qorshe ‘wax ka badali kara’ halis ka taagan Muqdisho
Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye oo ka qeyb-galay kulan amniga looga […]
Dagaal jab culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay GALGADUUD
Wabxo (Allbanaadir Media) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidanka dowladda oo garab […]