Wararka Maanta

SACIID DENI oo bilaabay olole siyaasadeed cusub

Garoowe (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada ee Garoowe kula qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee doorashooyinka iyo wakiilada ururada siyaasadda Puntland. Kulanka ayaa lagu lafa-guray […]