Toos U Daawo Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay waxaana haatan dhacay qaraxii sadaxaad

Qaraxyo xoogan ayaa goor dhow gil gilay magaalada muqdisho gaar ahaan isgoyska KM4 waxaana kadhashay khasaaro xoogan inkastoo aan si rasmi ah loo heyn tirada.

Qaraxyadaan ayaa ah kuwii ugu cuslaa ee kadhaco isbuucyadaan magaalada muqdisho ayadoo shacabka muqdisho maalmahan dhagahooda ka nasteen hugunka qaraxyada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QARAXA

ADVERTISEMENT