Rasaas Xoogan oo Xiligaan Ka Dhaceyso goobaha qaraxyada ka dhaceyn iyo dagaalamayaal gudaha..

Sida ay sheegayaan goob joogayaal ka ag dhow agagaarka hotel Saxafi iyo Xarunta CID-da ee Muqdisho ayaa shegaayo in halkaas kadhacaayo rasaas xoogan.

Rasaasta ayaa mar qura isqabsatay kadib markii oo dhacayn qaraxyadii xooganeyd daqiiqado kahor kadhacay magaalada muqdisho gaar ahaan agagaarka KM4.

Wararka qaar aan la hubin ayaa shegaayo in dagaalamayaal gudaha ugalayn xarumaha ee weerarayn inkastoo aan warkaas u heyn cadeyn rasmi ah.

Qaraxyadaan xoogan aya laga maqlay guud ahaan magaalada muqdisho oo maalmahan ahayd mid yara xasiloon.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu rabi Idmo.

ADVERTISEMENT