DAAWO VIDEO: Ilhan Cumar oo Karbaashtay Donald Trump Guusheedii Kadib Arin Soomaalida Kaga Farxisayna Ku Dhawaaqday

Ilhaan Cumar Ayaa Qudbadeedii kadib waxay Qudbad ka Jeedisey Qaabka Ay Ugu Guulaystey Iyadoona Weerar Ku Qaaday Donald Trump Iyo Siyaasadiisa oo Weerar Ay Ku Qaaday.

Gabadhani soomaalida Ayaa Warbaahinta Maraykanku hadal hayaan Guusheeda Taarikhiga ,Iyadoona Record Horay Loo Jabin Jabisey.

Ugu Horayn Waa Gabadhii Madowga Ku Guulaysata ,Waana Qofkii Ugu Horeeyey oo madow Ah Hadana Soomali Ah.

Halkani Riix Video Qudbadeedii

ADVERTISEMENT