SIR CULUS DHAGEYSO: Sedax Arin oo Shariif Xasan ku qasabtay iscasilaada..

Dowlada Dhexe Somaliya ayaa iscasilaadii shariif xasan u aragta guul weyn oo ay ka gaartay dagaal siyaasadeed oo wayahaan danbe u dhaxeeya DF iyo Maamul Goboleedyada.

Shariifka oo ahaa shaqsi saameyn badan ku leh siyaasada Somaliya ayaa si lama Filaan ah isku casilay waxana ay noqotay mid jiheyneysa Siyaasada mudooyinkaan danbe iska soo horjeeday.

Sedax arin oo meel uu dhaafi waayay ayaa Shariif Xasan Sh Aadan ku qasabtay in uu deg deg ku tanaaluso.

ADVERTISEMENT