DAAWO VIDEO: Shacabka Laascaanood oo Taageeray Hadalkii Xildhibaanada Dhulbahante ka sheegay in Somaliland Habro leedahay

Shacabka Laascaanood Ayaa Tageeray Xildhibaano Si Adag oo Nool Uga Hadlay Magaalada Hargeysa Markii Ay Sheegeen Inaysan Raali ka Ahaanayn Soomaliland Sadex Habrood Leedahay Inay Goob Joog Noqdaan.

waxayna Shacabka Gobolka Sool Ku Tageereen Inay Sida Xildhibaanka u Hadlaan Kuwa Hargeysa Jooga ee la Haystayaasha Ku Ah Siyaasada Maamulka Soomaliland.

Halkan Riix Ka Daawo Video

ADVERTISEMENT