DAAWO: Puntland oo Hambalyo u dirtay Guusha Ilhan Cumar ay ka gaartay Doorashada Mareykanka

Duqa Degmada Garoowe Axmed Barre ayaa isagoo ku hadlaya Afka Dowladda waxa uu hambalyo udiray Muwaadiniinta Somaliyeed ee guulaha ka gaaray Doorashooyinka ka dhacay Dalka Mareeknak.

Axmed Barre ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay aad ugu faraxsan tahay Guusha Ilhaan Cumar iyo Muwaadiniinta kale ee Somaliyeed ay ka gaareen Doorashadaasi, waxaana uu urajeeyay meel kasii saraysa halka ay Haatan Joogaan.

HALKAAN hoose ka daawo muuqaalka

ADVERTISEMENT