DAAWO: Ilhan Omar oo loo doortay xubin kamid ah Aqalka Congress-ka Mareykanka

Ilhan Omar ayaa ku guuleysatay tartanka gobolka 5th ee Minnesota, waa qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo k amid ah noqda Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka, waxaa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday.

Ilhaan Cumar ayaa bedeshay Keith Ellison oo ahaa Muslimiinkii ugu horreeyay ee ka mid noqdo Aqalka Congress ,islamarkaana kasoo galay dhanka Minnesoto.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUUQAALKA VIDEO

ADVERTISEMENT