DEG DEG DAAWO: Qalbi Dhagax oo bixiyay sirta ka dambeysa in safarkiisa Gobalada qeyb ahayn Muqdisho

C/kariin Sheikh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ugu sareysa Ururka ONLF socdaalna ku maraya deegaano ka tirsan Gobolada dalka ayaa iska diiday qeyb ka dhigo magaalooyinka uu marayo magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo shacabka Muqdisho ay yihiin dad gob ah balse uu diidan yahay qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dalka oo qalad ka galay.

C/kariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax ayaa dhowaan laga soo daayay,kaasi oo mudo ku xirnaa magaalada Adis-ababa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. Like says:

    Like!! Great article post.Really thank you! Really Cool.

  2. Likely I am likely to save your blog post. 🙂




ADVERTISEMENT