DAAWO: Xasan Sheekh oo gaaray London iyo Qorshe Cajiib ah uu bilaabay..

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada London halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Jaaliyadda Soomaaliya ee ku sugan magaalada London ayaa si weyn Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Horumarka ku soo dhoweeyay magaaadaasi,kuwaasi oo sheegay iney ku faraxsan yihiin.

Xasan Sheikh ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada London wuxuu kullamo la yeelan doonaa Jaaliaydda Soomaaliyeed,isagoona khudbado ka jeedin doono jaamacadaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

 


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. Like says:

    Like!! Great article post.Really thank you! Really Cool.

  2. I went over this site and I think you have a lot of good information, saved to fav 🙂




ADVERTISEMENT