DAAWO Nin Ku Gubtay Qaraxii Soobe oo Sheekeenaya Qiso Murugo leh oo isaga qabsatay..

C/llaahi Cali Maxamed Waa Aabe leh Lix Carruur ah wuxuuna ka mid ah dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Qaraxii Soobe ka dhacay sanadkii hore 14kii October.

C/llaahi Cali wuxuu hadda Goob ganacsi oo yar ku leeyahay isgoyska Soobe meel aan sidaasi uga fogeyn meel uu ka dhacay Qaraxaasi.

Dhibanahan ayaa Xaaskiisa ku waayay Qaraxaasi,wuxuuna ka gubtay oogada sare ee jirkiisa,taasi oo dhibaato ku heyso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. Like says:

    Like!! Great article post.Really thank you! Really Cool.

  2. I went over this site and I think you have a lot of good information, saved to fav 🙂




ADVERTISEMENT