DAAWO: RW Kheyre oo Sacuudiga la galay Heshiis Niyad Jab Ku ah Somaliland..

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud.

Ra’iisul wasaare Khayre iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa.

Heshiis Hordhac oo Isla Garteen Dowlada Sucuudiga Waxay Sheegtay Dowlada Sucuudiga Inay Tageerayso Midnimada Soomaaliya isla Markaasina Soomaliland Ay ka Tageerto oo kaliya Arimaha Horumarka Balse Aamin san tahay Madaxbanaanida Soomaaliya Inay tahay Mid Muhim Ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud Ayaa Sheegay Inay Dowlada Sucuudiga Dib u Furayso Xoolaha Soomaalida Iyadoo Ilaalinaysa Nolosha Soomaaliya oo Ku Dhisan Xoolaha Nool,Sidoo kale Waxay Ku tageertay Dhaqaale Dowlada Soomaaliya.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. Like says:

    Like!! I blog quite often and I genuinely thank you for your information. The article has truly peaked my interest.




ADVERTISEMENT