DAAWO: Puntland “Waa ayaan daro isaag inuu Maanta Dhaho Garowe Baan Qabsaneynaa

Waxaa Sii Kordhaya Xiisada dagaalka Puntland iyo Soomaliland ee Ana Dhamaadka Lahayn taasi oo Maalin kasta Hanjabada Ay isku marinayaan Saxafada isi Soo tarayaan,Iyadoona Dhanka Kale Wali taagan tahay Xiisada Sool.

Puntland Ayaa Ka Jawaabtey Hanjbaado kasoo baxayey Maal mahani Soomaliland oo Ahaa Inay garoowe Weerar Ku Qaadayaan Lagana Qaxi Doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. Like says:

    Like!! Thank you for publishing this awesome article.

  2. I went over this site and I think you have a lot of good information, saved to fav 🙂




ADVERTISEMENT