DAAWO: Fanaanka Feysal Xawaase oo Caayay Maama Malyuun Kadib Markii Xaaskiisa ay Caay Kala Dul Dhacday..

Fanaanka Faysal Xawaase Ayaa Weerar Ku Qaaday Malyuun Cali oo Baraha Bulshada Inta Badani ka Weerarta Bulshada Soomaaliyeed,Kadib markii Ay Cayday Xaaska fanaankani Faysal xawaase oo Lagu magacaabo Nimco Joogan Kana Caan ah Braha Bulsahada.

Malyuun Cali Ayaa Sheegtay Inuu Weerar Ku Soo Qaaday Faysal Xawaase Isagoo Difaacaya Xaaskiisi oo hadalo meel Ku Dhac Ay Kula Dhacday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. Like says:

    Like!! I blog quite often and I genuinely thank you for your information. The article has truly peaked my interest.

  2. Likely I am likely to save your blog post. 🙂




ADVERTISEMENT