Home Wararka DEG DEG: Al Shabaab oo ka hadlay Weerarka Tooska ah & Qaraxyada...

DEG DEG: Al Shabaab oo ka hadlay Weerarka Tooska ah & Qaraxyada balse Hotel SYL & Villa Somalia oo…

429

War rasmi ah oo kasoo baxay Kooxda Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerar xooggan oo ka socda agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Al Shabaab waxay sheegtay in ciidamadeedu howlgal ballaaran ka wadaan inta u dhaxeysa Hotelka SYL illaa iyo madaxtooyada oo ah goob ay ku shaqeeyaan madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal culus ka wada xarumaha Hotelka SYL illaa iyo madaxtooyad, howlgalka Mujaahidiinta ayaa sidii loo qorsheeyay u socda wixii faah faahin ahna dib ayaan kasoo sheegi doonnaa ” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

SHARE