C/raxmaan C/shakuur oo hadal xasaasi ah kayiri arin saacadihii ugu danbeyse hadal heynteeda taagneed oo ah…

Ayadoo siweyn loo hadal haayo xilka qaadistii wasiirka diinta iyo Owqaafka iyo agaasimaha Hay’adda Duulista Hawada ayaa goor dhow waxa arintaas facebook oga hadlay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah siyaasihiinta soomaaliyeed.

Cabdiraxman Cabdishakuur oo kusugan magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa ka hadlay xilka qaadistaas iyo waxyaabaha xiligaan looga baahnaa madaxda dowlada soomaaliya madaama maalmo kahor dhacayn weeraro lagu qaaday qaar kamid ah wasaaradaha dowlada kuwooda ugu muhiimsan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT