Home Wararka Maxaadan Ogeyn oo maanta ka dhacay Xaruunta Maamulka Gobalka Banaadir…(Daawo Sawirada)

Maxaadan Ogeyn oo maanta ka dhacay Xaruunta Maamulka Gobalka Banaadir…(Daawo Sawirada)

752

Waxaa maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar lagu qabtay Shir muhiim ah oo looga hadlayay Dar Dar Gelinta Horumarinta Degmooyinka Gobalka Banaadir .

Shirkan aya waxaa Shir Gudoominayay Ku simaha duqa muqdisho ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyadda Gobalka Banaadir mudane Xuseen Maxamed nuur, muhiimada ugu weyn ee kulankan maanta loo qabtay ayaa ahaa mid diirada lagu saarayay sidii loo dar dar Gelin lahaa Arimaha horumarinta Gobalka Banadir oo ka Socota dhammaan Degmooyinka Gobalka Banaadir Xubnaha
Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobalka ayaa kulankan u dhamaa iyadoo ay soo jeediyeen tallooyin ku Saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa arimaha horumarinta Degmooyinka Gobalka oo xiligan Maamulka Gobalka uu Dadal dheeraad ah ugu jiro sidii howshan looga dhabeyn lahaa.

Inta shirkan uu soconayay ayaa xubnaha Gudoomiyayaasha Degmooyinka waxay soo jeediyeen in ay balan qaadayaan sidii ay usoo wada lahaayeen dadaalkooda dheeraad ah ee ku Wajahan ka dhabeynta arimaha horumarinta Degmooyinka Gobalka Banaadir.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here