Daawo Muuqaal Cajiib Ah: Qaabkii Ay Bisad U Saadaaalisay Xulka Guusha Gaari Doona Kulanka Furitaanka Koobka Adduunka Ee U Dhexeeya Russia Vs Saudi Arabia

Waxa maanta la bilaabi doonaa koobka adduunka Russia 2018 iyada oo lagu furi doono kulan dhex mari doona dalka Marti galin doona koobka ee Russia iyo Saudi Arabia.

Hadaba kulankan oo ay adduunku si weyn isha ugu hayn doonaan maadama uu yahay midkii ugu horeeyay ee koobka adduunka ayay bisha saadaalisay xulka ay guushu raaci doonto.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Bisad cad ayaa xulka Russia u saadaalisay in uu guul ka gaari doono xulka Suadi Arbia iyada oo bisada laba xunto loo kala garab dhigay labada calan ee labada xul waxana ay bisadu xuntay midii calanka Russia


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT