Home Muuqaalo DAAWO VIDEO: Qaabka loo aasay Wariye Hani Xaaji Maxamed oo ku geeriyootay...

DAAWO VIDEO: Qaabka loo aasay Wariye Hani Xaaji Maxamed oo ku geeriyootay Dalka Turkiga

698

Waxa goordhaw qabuuraha magaalada istanbul ee caasimada labaad ee dalka Turkiga lagu aasay allaha u naxariisto wariye Hani Xaaji Maxamed oo maalmo kahor halkaas ku geeriyootay.

Soomaali iyo Turki ayaa kasoo qeyb gashay aaskeeda waxaana alle oga baryeyn in janatul fardowso ka waraabiyo marxuumada.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA 

Hani ayaa kamid ahayd wariyaasha ka howl gala magaalada muqdisho gaar ahaan tv-yada wallow mudooyinkii ugu danbeyse ka howl galayse wasaarada maaliyada ee dowlada federaalka.

SHARE