Home Muuqaalo DAAWO: Booliska iyo dhaqaatiirka Turkiga oo si rasmi ah ushaaciyay sababta u...

DAAWO: Booliska iyo dhaqaatiirka Turkiga oo si rasmi ah ushaaciyay sababta u geeriyootay Wariye Hani Xaaji Maxamed oo maalmo kahor…

1137

Ayadoo maalmo kahor geeri kadis ah ku timid wariye Hani Xaaji Maxamed oo kamid ahayd bahda warbaahinta gaar ahaan dhinac tv-yada ayaa si rasmi ah loo shaaciyay sababta u geeriyootay.

Wariye Salmaan Jamaal iyo waliba ehelka Hani Xaaji Maxamed ayaa goor dhow shaaciyay sababta rasmiga ee u geeriyootay Hani ayagoo xogta ka helay laamaha amaanka ee booliska iyo xarunta caafimaadka ee ku geeriyootay.

HALKAAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE