War Deg Deg ah: Maxaadan Ogayn oo saaka Tuka-raq Iyo Sool ka Cusub

Xaalada Tukaraq Ayaa wali Laga Dareemayaa colaada Xoogan Iyo dagaalka ka Tagaan 24 saac ee Ugu danbeesey Jiida dagaalka Ciidamo Hor leh Ayaa Gaadhayey.

dagaalka Tukaraq Ayaa Laga Cabsi qabaa Inuu sabab U Noqodo dagaal Xoogan oo samayn ku yeesha Goboladaasi,waxana laga Bilaamay Hargaysa Iyo burco Olole Haweenku Ay hogaaminayaan oo lagu tageerayo Dagaalka Ciidamada Maamulkaasi Sool Ku Sugan.

Sidoo kale Olole Xoogan oo Puntland ka Socda Ayey wadaan Dhalinyarada In Dhakhaatiir la Geeyo jiida dagaalka Si ciidamada Dhawacma U daweeyaan ,waxana dagaalkani U Muuqda Mid samayn badan leh.

Maamulka Soomaliland Ayaa U muuqda Inay ka Cabsi qabaan dagaal kaga Soo wajahan dhanka Howdka Markii Beelaha Barkad Ku biireen dagaalka Sool looga Saarayo mamaulkaasi.

waxayna Durba Maamulka Soomaliland Wadaa Inay Odayaasha La Kulanto Si Ay Ugu sheegto lacago been Abuur Iyo balan Qaadyo Ay doonayso Inay ku Hakiso dagaalka Laga Soo wahan Gobolada Sool,sanaga iyo cayn.

xog ay heshay Shabakada Allbanaadir News Ayaa Sheegaya Inuu Mamaulka Soomaliland Aqbalay wada Hadalo Qaramada Madoobe Hogaaminayso Iyagoo horay Uga Diidey QM Ayuu hada Aqbalay In wada Hadalo la Bilaabo.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT