DAAWO: Hargeysa oo si weyn looga dareemay dhalinyaradii Liibiya laga soo celshay iyo madaxda Somaliland…

Ayadoo maanta magalada hargeysa ka degtay diyaarad siday tahriibayaal dib looga soo celiyay dalka Liibiya kuwasi oo garaayo ilaa 49 dhalinyaro ah ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka Hargeysa.

Waalidiinta dhalinyaradaas iyo waliba masuuliyiinta maamulkaas ayaa garoonka kusoo dhaweeyay waxaana ka muuqatay farxad aan la qiyaasi karin wallow dhibaato xoogan kasoo gaartay safarkii ku gaarayn dalka Liibiya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Qaar kamid ah waalidiinta caruurtaas ayaa sheegay in maanta dunida ugu farxad badantahay lana mid tahay ayadoo loogu bishaareeyay janatul fardowsa waxayan ugu baaqday in maamulka somaliland dhalinyarada wax u qabtaan si degaanadooda oga cararin.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT