Home Muuqaalo DAAWO: Dagaalka Tukaraq iyo Puntland Oo Gurmad iyo Gaadiid Dagaal Heshay..

DAAWO: Dagaalka Tukaraq iyo Puntland Oo Gurmad iyo Gaadiid Dagaal Heshay..

418

Waxaa maanta ka dhacday magaalada buuhoodle caasimada gobolka cayn munaasibad balaadhan oo beesha guuleed garaad barkad ku wareejinasay gaadiid hub iyo ciidan.

Caaqil Cali xaaji cumar iyo caaqil cabdilaahi maxamed dheeg oo ah laf dhabarta cuqaasha barkad ayaa madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ku wareejisay Afar gaadhi oo Tigniko ah iyo Hal gaadhi oo xamuul ah iyo 135 Askari oo Qalabaysan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE