DAAWO: Somaliland oo Codasatay Nabad iyo Gobalka Sool oo…

Maamulka Soomaliland Ayaa Markii ugu horeeyey Kasoo baxay Baaq Nabadeed Iyagoo Sheegay Inay wada Hadal Codsanayaan oo Ka Wada Hadlayaan Puntland In xaalada la Dagaalka Tukaraq la dejiyo.

wasiirada Ugu Cayda Badnaa Maamulka Soomaliland Ayaa saxaafada Kula Hadlay inay baaq Nabad Doonayaan Soomaaliyana hada Nabad u bahan tahay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT