Home Muuqaalo DAAWO: Masuul ka tirsan Somaliland oo isku dhiibay Puntland Kana Waramay Wuxuu...

DAAWO: Masuul ka tirsan Somaliland oo isku dhiibay Puntland Kana Waramay Wuxuu Laascaanod ku Arkay…

477

Gudoomiyihi degmada Go’daalo ee Gobolka Sool ee Somaliland ayaa Ku biiray Puntland, Wuxuu ka warbixiyey Dhibaatooyinka ka jira Gobolka Sool, Iyo arimo la yaab leh oo uu sheegay inuu kusoo Arkay Laascaanood.

“Qofka sii dayntiisu Laascaanood waxay ka Maraysay 100-Dollar, Waxaana Halkan u imid Inaan dagaalamo oo Dhufayska la galo Ciidanka, Reerkayga iyo Caruurtayda midna Ma rabo, ma Rabo inaan Raaxayso , deegaankayga waan difaacayaa.” Ayuu yiri

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE