DAAWO Dagaalka Tukaraq oo si rasmi ah ugu dhaxeeyo laba dowladood oo Yurub ah dano ka weyn Puntland iyo Somaliland kaleh

Ayadoo xaalad dagaal haatan kadhex taagantahay maamulada Somaliland iyo puntland kasoo kadhashay lahaanshaha degaanka Tukaraq ayaa xog arintaas ku saabsan waxa shaaca ka qaaday mid kamid ah wargeysyada ugu waa weyn dalka sweden.

Wargeyskan ayaa shaaciyay in dagaalkaas udhaxeeyo labadaas maamul laga hagaayo dalalka sweden iyo norway kadib markii oo sheegay in labadaas dal gadaal ka riixayaan.

Shirkadaha shidaalka ee labadaas dal ayaa lasheegayaa in dagaalkaas hurinayaan mid waliba oo doonaayo in gacan kuheynta maamulka oo tageersanyahay oo haayo.

Xogta wargeyska ayaa sheegeyso in shirkado shidaal labadaas dal laga leeyahay doonayaan in shidaal halkaas kasoo saaraan heshiisna lagalay labadaas maamul goboleed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT