ARAG SHAXDAN: Habka loo qeybsaday Xubnaha Aqalka Sare & Cadaalad daradii Ugu Yaabka badneyd…

Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday Aqal ay ku midoobeen beelaha ugu waaweyn ee Soomaaliya iyadoo beesha Shanaad aanay meteleaad la shegi karo ku lahayn golahaasi.

Daraasad lagu sameeyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in hal xubin oo qura ay kasoo jeedo Beesha Shanaad, taasoo xitaa xadgudub ku ah nidaamka awood qeybsiga 4.5 ee Soomaalidu wax ku qeybsato

Qofka kalya ee Aqalka Sare ka mida oo kasoo jeeda Beesha Shanaad ayaa ah Senator Fartuun C/qaadir Karaama oo lagu soo doortay Jowhar, kana soo jeeda maamulka Hirshabeelle.

HOOS KA DAAWO SHAXDAAQALKA SARE


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT