Home Muuqaalo Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Kenya oo Salka Ku Haya Afar Qodob

Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Kenya oo Salka Ku Haya Afar Qodob

590

Madaxtooyada Soomaaliya wax faah faahin ah kama bixin ujeedka safarka madaxweyne uu maanta ku tagay magaalada Nairobi,halkaasi oo ay kaga bilaabatay booqasho hal maalin ah.

Inta uu madaxweynaha ku sugan yahay magaalada Nairobi wuxuu la kulmi doonaa madaxda ugu sareya Kenya oo uu kala hadli doono Arrimaha quseeya Labada.

Akhriso 4 arrin oo muhiim ah u safarka madaxweyne Farmaajo ee Kenya;-

Saacado ka hor, waxaa ay midowga Yurub ku dhawaaqeen in Soomaaliya siinayaan lacag, $100 Milyan oo miisaaniyad kabid ah, $83 oo dhismaha dowladnimada ah iyo $10 Milyan oo waqooyiga ah!!
Axmed Madoobe waxaa uu joogaa isna Nairobi, marka laga soo tago lacagta waa is arki karaan!!
Inkasta oo arrimaha badda jiraan, hadana waa adagtahay in si fudud loo furo.!!
Arrimo kale oo quseeya Kenya iyo Soomaaliya.

DAAWO FARMAAJO OO MAANTA LAGU SOO DHAWEEYAY DALKA KENYA

SHARE