Home Wararka DHAGEYSO: Farmaajo oo hada ku dhawaaqay arin lawada sugaayay

DHAGEYSO: Farmaajo oo hada ku dhawaaqay arin lawada sugaayay

1965

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey dhibaatooyinka dalka ka jira ayaa sheegay in dadka Soomaliyeed waayihii u dambeeyey ay ka cabanayeen cadaalad darro baahsan oo dalka ka jirtay.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in aas aaska nolosha ay tahay cadaalad hadii cadaalad la waayana wax walba aysan hagaagi doonin.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

“Aas aaska nolosha waa cadaalada waxaa xaqiiqo ah in mudooyinkii la soo dhaafay ay dadkeenu ka hadlayeen cadaalad darro dhinac walba ah oo baahsan anagana waxan ku taameynay oo aan ku sameyneynay daraasad meesha uu dhibka ka taagan yahay,daraasadaasna ayaa noo soo baxday in aan sameyno dib u habeyn dhinaca garsoorka ah.

DAAWO DHACDO XANUUN BADAN OO QABSATAY GABADHAAAN

SHARE