DAAWO: Xaflad kadhacday safaarada Itoobiya ee Muqdisho oo hadal heyn xoogan kadhalisay bulshada iyo siyaasihiinta

Markii ugu horeyse ayaa caasimada dalka soomaaliya labaatanka ginbood lagu qabtay safaarada Itoobiya kuleedahay magaalada Muqdisho kasoo ka qeyb galayn madax sare oo dowlada katirsan iyo diblamasiyiin kale.

Xafladaan labaatanka ginbood ayaa noqotay mid siweyn looga hadal haayo magaalada muqdisho tasoo sababtay in hadal heyn xoogan kadhaliso goobaha lagu falan qeeyo siyaasada soomaaliya.

Shacabka iyo siyaasihiinta ayaa sheegay in arintaan sharaf dhac utahay dowlada soomaaliya oo tahay markii ugu horeyse oo lagu qabto magaalada muqdisho kasoo ka qeyb galayn masuuliyiinta ugu sareyso dowlada federaalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT